Artwork

“Qaxooti” (Running out of your Home) – Fleeing

“Qaxooti” (Running out of your Home) – Fleeing

1989kii Waxaa muuqatay in ay Soomaali Qaxi doonto. 1990kii, December, Qoys walba sidaas ayuu gurigiisi uga qaxay. - Asle Sunlight.

Maro Oil - 70x 50 - Golol Art Gallery

It was apparent in 1989 that there will be a widespread fleeing. In 1990 the exact happened that every family fled from their home

“Duullaan” – (Attack) - 1987

“Duullaan” – (Attack) - 1987

Waa Qabiil rabay in uu Qabiil kale ku duullo, midbaa wuxuu leeyahay „War amaan ku nafwaayaa“ Midbaa yiri „Maxaan ugu duuleynaa“ Midbaa yiri „War aan soo baabi’ino“ - Wadahadal kadib way ka tanasuleen duulaankii, nabadeena ka doorbideen. 

Asle Niniile. - Maro Aquarell - 100x160 - Golol Art Gallery

It shows a tribe discussing to attack one another. One said, “what if I am killed”. Another said ”why would we want to do that ”.” another said let us conquer” . After discussion, they withheld the attack and preferred peace.

“Xamar weyne” (Hamar Weyn market, Mogadishu) - 1990

“Xamar weyne” (Hamar Weyn market, Mogadishu) - 1990

Xagal laga arkayo Dhaqamada kala duwan ee Soomaali leedahay

Aslay Yaxye -  Maro. Oil - 100x70 -  Golol Art Gallery

“Qabiilnimo Dawladeed” – (State of clanism) - 1989

“Qabiilnimo Dawladeed” – (State of clanism) - 1989

  Dawlad Shacabkeedi Diyaarado ku duqeysay. Hargeysa - Asle Sunlight.

Maro Aquarell - 70x50 - Golol Art Gallery

A regime that used aircraft shelling to its people Hargeysa

“Hogaan” - Leadeerchip – 1988

“Hogaan” - Leadeerchip – 1988

Ratigu waa Dalkii, waxa saaran waa Hantidii, hogaanka ratiga waxaa haya hogaamiyihii oo toorey la dhacaya. Shacbigii qaar baa Hantidii badbaadinaya, qaar baa billiliqeysanaya, qaar baa ratigii wax ka dilaya. 1990kina iyo wixii ka dambeeyay sidaa bay u dhacday.

Asle: Cali Saciid & Ciilmi Dheere  - Maro Aquarell - 100x70 - Golol Art Gallery

The camel is the symbol of the nation, its load are the resources, the leader is the one hitting the camel with a dagger, the civilians some of them are looting, some taking part in the killing and some trying to save. In 1990 and afterwards it happened exactly like that.

Suuqa Xamar Tacab Shiidle 1988  ( Shaqo aan wax soo saar laheyn )  Unproductive labour

Suuqa Xamar Tacab Shiidle 1988 ( Shaqo aan wax soo saar laheyn ) Unproductive labour

Dhaqaalihii oo burburay, ganacsigii oo istaagay.

Maro = Caleen, Dhuxul, Carcar, Ciid iyo Saliid Macsaro 35x84 Asle Golol. Golol Art Gallery

Collapsed Economy, Trading Ceased

Qilaaf – (Dispute) 1988

Qilaaf – (Dispute) 1988

Shacabkii oo Rajiimkii Siyaad Barre ku kacay markey u dulqaadan waayeen (prognosis). Waxaa la qiyaasay in uu Shacabka kici doono.

Maro - Caleen, Carcar, Ciid iyo saliid Macsaro –

Asle: Goobe Oil 49x75 - Golol Art Gallery

The society stood up against the Siyaad Barre Regime after they were unable to tolerate anymore. It was forecasted that the people’s uprising will happen.

Biyo Nolol (Water is life) 1989

Biyo Nolol (Water is life) 1989

In today’s Somalia there are people who live on have of a Litre of water, or unable to get water at all

Rejiimkii Siyaad Barre iyo Bulsha Adoonsi (State repression)- 1988

Rejiimkii Siyaad Barre iyo Bulsha Adoonsi (State repression)- 1988

Waa Shacabkii oo xeyndaab ugu jira Jaahil kaligii taliye ah oo aan naxariis laheyn.

Maro = Caleen, Carcar, Ciid iyo Saliid Macsaro. 42x80 - Asle Shaacir - Golol Art Gallery

It shows a society in a trap for the dictator without mercy

Geeljireyaal aan Guursan (Camel herdsmen yet to marry) - 1989

Geeljireyaal aan Guursan (Camel herdsmen yet to marry) - 1989

Maro Aquarelle, 82x120

Asle Cilmidheere - Golol Art Gallery

Maro Aquarelle, 71x100 Asle Xasan Yaxye  - Golol Art

Maro Aquarelle, 71x100 Asle Xasan Yaxye - Golol Art

 

Songordahyo (Assimilation) - (Dhaqan lumay) - 1989  - Maro Aquarelle - 66x100

Asle Dirios & Golol. Golol Art Gallery

 

 

 

 

 Cantaliya oo Meydka cuna! Liboya - 1992

Cantaliya oo Meydka cuna! Liboya - 1992

Those who fled did not escape the hunger and the thirsty

Kartoon lagu Aslay Dhuxul - 40x60

Asle Yaxye - Golol Art Gallery

Gumeeysi (Colonization) 198...

Gumeeysi (Colonization) 198...

Dagaal dhexmaray Soomaali iyo Ciidamo shisheeye! Saadaalin.

Maro Aquarelle 79x118 Asle Sunlight- Golol Art Gallery

Unti decolonialisation uprising (forcast)

Dagaal Sokeeyey (Civil War) - 1988 - Maro - 71x100 Lagu Asley: Car Car, Caleen Shaah, Caro iyo Sanjabiil.  - Asle Shaacir. Golol Art Gallery

Dagaal Sokeeyey (Civil War) - 1988 - Maro - 71x100 Lagu Asley: Car Car, Caleen Shaah, Caro iyo Sanjabiil. - Asle Shaacir. Golol Art Gallery

Barbaarin - 1989 (Upbringing)

Barbaarin - 1989 (Upbringing)

Waa Hooyo Caruurteeda Farshaxanka ku barbaarineysa.

A mother educating her children in arts

Maro: 35x50 - Lagu Aslay Dhuxul, Ciid iyo Car Car.

Asle Sunlight - Golol Art Gallery

Beerey: Ciyaar Xili Barwaaqo iyo isku Taga Dumar iyo Raga

Beerey: Ciyaar Xili Barwaaqo iyo isku Taga Dumar iyo Raga

 (a dance in the rain season and the coming together of the genders) (Folklor dance) – 1989 - Kartoon 35x50 - Lagu Aslay Caleen, Car Car iyo Nuuriyad. Asle Sunlight - Golol Art Gallery

 Rajiimkii oo dhaqaale ahaan Dadkii xaalufiyay – 1989  ( state defrauding the society)

Rajiimkii oo dhaqaale ahaan Dadkii xaalufiyay – 1989 ( state defrauding the society)

- Maro Aquarelle, 65x94

Asle Goobe - Golol Art Gallery

 Siyaad Tyranny = Maskax Jiran oo aan Jiho lahayn - 1990

Siyaad Tyranny = Maskax Jiran oo aan Jiho lahayn - 1990

(the thinking of the tyranny and without logical direction) - Maro Oil - 48x65

Asle Golol. Golol Art Gallery

Qoys (Nomadic family) - 1989

Qoys (Nomadic family) - 1989

Maro - Lagu Aslay: Car Car, Callen, Nuuriyad iyo Macsaro - 77x113

Asle: Golol - Golol Art Gallery

 Geellu waa Hanti ay Soomaalidu shinsato, lagana dhaxlo dagaal – 1989

Geellu waa Hanti ay Soomaalidu shinsato, lagana dhaxlo dagaal – 1989

(Camel is a Somali Treasure, inherited in war ) – Maro - Lagu Aslay: Car Car, Callen, Nuuriyad iyo Sanjabiil. 74x116

Asle: Cilmidheere  - Golol Art Gallery

Diinsoor  (Rural Village)- 1990

Diinsoor (Rural Village)- 1990

Lagu Aslay: Caro, Car Car, Caleen, Yicib iyo Macsaro - 75x90

Asle Goobe - Golol Art Gallery

Suuqa Bacadlaha Muqdisho (Mogadishu Textile Market)

Suuqa Bacadlaha Muqdisho (Mogadishu Textile Market)

Dadkii oo marwalba sii faqrinaya. 1989 (people were being impoverished)   Maro, Aquarelle - 50x70

Cilmidheere - Golol Art Gallery

 Geella waa Astaan kamid ah dhaqan dhaqaalaha Soomaalida – 1989

Geella waa Astaan kamid ah dhaqan dhaqaalaha Soomaalida – 1989

(The Camel is a symbol of the Somali socio economy). Maro - Lagu Aslay: Car Car, Callen, Nuuriyad iyo Sanjabiil. 74x115

Asle: Yaxya - Golol Art Gallery

Xasuuq, Rajo soo celin (Genocide or Restore Hope)

Xasuuq, Rajo soo celin (Genocide or Restore Hope)

1993 Muqdisho – Maro, Aquarelle 120 x90

Asle Sanganny - Golol Art Gallery

“Sahra” - Quruxda, Todobaadka Arooska kadib – 1988

“Sahra” - Quruxda, Todobaadka Arooska kadib – 1988

(The Beauty, After the Honeymoon Week) Aquarell 50x35

Asle Sunlight - Golol Art Gallery

Quruxda iyo “XANKA” Gabdhaha Soomaaliyeed - 1990

Quruxda iyo “XANKA” Gabdhaha Soomaaliyeed - 1990

(The Gorgeousness and the backbiting)

Asle Sunlight.

Maro Aquarell 70x50 Golol Art Gallery

HA QUUSAN” – (Do not Despair ) 1989

HA QUUSAN” – (Do not Despair ) 1989

Rejiimkii Siyaad Barre. Tacabka aad soo saartit, Iskaashatada ayaa iska leh. Dalkaagu waa Hodan adna gaajo uga Dhimo. (Your Produce is belong to the regime cooperative. Your country is rich and its people are dying of hunger)  Asle Sunlight. Warqad Aquarell 50x35 Golol Art Gallery

Deyr ku dhac” (Massacre) – 1989

Deyr ku dhac” (Massacre) – 1989

Rejiimkii Siyaad. Shacab la la’ayey, Hebel, Hebel, Hebe, Hebel, iyo Hebel Xalay baa la Dilay, Xalay baa la Xiray. (Reading of  the list of names of those killed in vain)   Asle Sunlight. Warqad Aquarell 50x35  Golol Art Gallery

Midnimo” – (Unity) 1989

Midnimo” – (Unity) 1989

Soomaali waa isku Midaab, isku Af, isku Diin, isku Dal waana isku Hooyo, Hadaba Midnimo!  (The Somali’s are of same colour, Language, Relegion,country, same mother, now appeal unity - Asle Maro. Aquarell 70x50 Yaxye, Golol Art Gallery

Suuqa Dahabka” (Gold Market) – 1988

Suuqa Dahabka” (Gold Market) – 1988

Rejiimkii Siyaad, Hantidii dadka oo inyar ay Gacanta u gashay. Hoyooyinkii waxaa u harey Haragii oo kaliya (the wealth of the nation got onlz in the hands of a few. The mothers only left for their skin). Asle Yaxye. Maro. Aquarell 100x70 Golol Art Gallery

Rajo Xumo” (Hopeless) – Siyaad Barre 1989

Rajo Xumo” (Hopeless) – Siyaad Barre 1989

Koofurta Galkacyo, Qax iyo Barakac. Warqad (South Galkacyo Fleeing  and Displacement, a letter)=. Aquarelle 50x30

Asle Sunlight, Golol Art Gallery